Buug -gacmeedka Xuquuqda & Waajibaadka Ardayga
QAM #INS-M001
Buug-gacmeedka Xuquuqda iyo Waajibaadka Ardayga waxa uu daboolayaa siyaasadaha iyo nidaamyada loo dejiyay si loo ilaaliyo badbaadada, xuquuqda iyo masuuliyadaha ardayda, waalidiinta, iyo shaqaalaha. Waxa kale oo ay soo koobaysaa dembiyada edbinta ee suurtogalka ah iyo cawaaqibkooda ardayda Salem-Keizer.